Koronto xumo lasoo daristay mid kamid ah Wadamada ugu hodansan Afrika

Dalka Koonfur Afrika oo safka hore kaga jira wadamada ugu hodonsan qaarada Afrika ayaa xiligan waxaa heesta mashaakil dhinaca korontada ah, waxaana maalmihii lasoo dhaafay dalkaasi ka jiray koronto la’aan baahsan. Shirkada Korontada ee dalka Koonfur Afrika Eskom ayaa shaaca ka qaaday in uu jiro culees badan oo dhinaca korontada ah, waxa ayna shirkada shaacisay in … Continue reading Koronto xumo lasoo daristay mid kamid ah Wadamada ugu hodansan Afrika